ANIGA IYO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 апр 2025

Комментарии • 214

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r 2 месяца назад +10

    Waa dadka farakutirska ah ee wanagsan hosow

  • @SamraaOmar
    @SamraaOmar 2 месяца назад +1

    Hoosow waa nin degan oo aqoon leh waana dadka ku dayashada mudan

  • @leylaali1982
    @leylaali1982 2 месяца назад

    Thank you aliya you safe us

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 месяца назад +17

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy 2 месяца назад

      Salallaahu calleyhi wasallam salallaahu calleyhi wasallam salallaahu calleyhi wasallam

  • @luulabdirahman2841
    @luulabdirahman2841 2 месяца назад

    Ala caliyoy walal runtan kugu jeclahy waxan dhahy gabdhan way IGA turjumysaa Masha alh walal

  • @aminaali8263
    @aminaali8263 2 месяца назад +1

    Amiin Amiin Amiin kadhici dadkeye dhibene ❤❤❤❤Mashaalah

  • @BarwakoIsa
    @BarwakoIsa 2 месяца назад +18

    Wuxuu is yidhi waa single mother waxna ma qorto waxna ma akhrido ee la gaadh 😂😂😂😂😂😂

    • @Aymo72
      @Aymo72 2 месяца назад +8

      Wiil fiican waaye ee yaan ladacaayadeeynin

    • @asalsomali7745
      @asalsomali7745 2 месяца назад

      @@Aymo72wa sax wa wiilka ugu jeclahy YT Somalida . Wa qof afgaban adne uxushmad bdn

  • @wandaba90
    @wandaba90 2 месяца назад +5

    Good job Habo 👏🏽 fight for your rights

  • @salmaabukar273
    @salmaabukar273 2 месяца назад +4

    Maxaa dhacay hosow pro waligeen ma arkin qof ku dhagan waxaan ku naqaanay wiil degen

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 2 месяца назад +2

    Masha Allah wax fiican ayaad ka hadashay wallee manta,
    Hada ka hor ayan gabar somliyed dukan uga shaqeyay Canada Allabta ay ibiso is cadeyn u badnayd expire ayey ahayd qar badan,
    Macamil xumaday kaga daren hada damacdo ina wax ka ibsato inad baryaysa la moda,
    "Faash bey isla dhacan" kulahaaa 😂😂😂

  • @hakemaali5055
    @hakemaali5055 2 месяца назад +9

    Caliya wa iga qoslisay, Dahyada birbiriqaa, 😂😂 UK Aan kula jogaa ilaa qaxii, shekoyinkaga, londan adigan kala Socdaa, mahadsanid💕😍 arinkaa wilkana
    Wadiga meel is ka saray,

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 месяца назад +1

      Haa mahadsanid ❤🎉🎉🎉

  • @KaKa_641
    @KaKa_641 2 месяца назад +1

    MaashaAlLaah Aniga waxaan ku’dhahaa caaliya qurux ama farxaanad.
    Walaahi waad ku’qurux badan tahey cayilka!!! 👍🏽

  • @OlfadBaashi
    @OlfadBaashi 2 месяца назад

    Caaliyo soomaali jaceeyl aya sidaa kuu galay waxaa tahay qof wanaagsan ilaahay cumriga hakuu barakeeyo

  • @Aasiyayr277
    @Aasiyayr277 2 месяца назад +9

    Adigaan ku wataa gar iyo gardarabaa caaliyedena❤😊

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 месяца назад +4

      ❤❤❤❤🎉

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 2 месяца назад +2

      ⁠@@Caaliyasharif Caaliye ma la xidhiidhay inankan inta aanad halkan warkiisa soo bandhigin? Haddey maya tahay waxaa habooneyd inaad asaga email u dirtid

    • @MUNA-e2f
      @MUNA-e2f 2 месяца назад

      @@samowsamale3490
      Ma adoo fiirsan baad comment reebtay? Yaab..

  • @Nima.Mahmoud
    @Nima.Mahmoud 2 месяца назад +1

    abaayo lacagta marki lago socilinaayo asaga ma laga qaada mase bangika >> oo hosopro ee ku maqantahay ????

  • @Bureeqo121
    @Bureeqo121 2 месяца назад +3

    Daah qurmay oo dhamaadey oo afar tuxbax ka lulmadaan baan ku qoslay 😂😂😂😂😂😂😂 Caaliya runta iyo shactarada ban kugujeclay Ilaahey haku xafido walashey

  • @HAMUUDI-RMD
    @HAMUUDI-RMD 2 месяца назад +1

    Mansha Allah Wll Waad quruxdantahay.
    Waxaad Isku bixisaa (ISKU FILAN).

  • @hamdaaadanmohamme8593
    @hamdaaadanmohamme8593 2 месяца назад +2

    Caliya qurux allaha noka daayo shekadaada wn jeclahay❤

  • @AbdirashiidJamac-r1c
    @AbdirashiidJamac-r1c 2 месяца назад +1

    Asc caaliye maashaa Allah waxa aad tahay gabar caqli badan dadka waad ka horeysaa maashaa Allah may Allah bless you and protect you. taxadar.

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 2 месяца назад

      Tani waa mid xan badan oo doqon doqon ah😂😂maalin ba gabafh yar bay jaftaa

  • @noraadan8963
    @noraadan8963 2 месяца назад

    Dee Inader Gabadh Fariida oo Qurux Badan Baad Tahay Mashallah❤

  • @MuhiimAhmed-v8c
    @MuhiimAhmed-v8c 2 месяца назад +4

    Bagaad u sheegtey waxaa laga yaabaa dadkale inaad badbaadisey.
    Thanks

  • @umuridwaan8815
    @umuridwaan8815 2 месяца назад +3

    Caaliya 100k maa gaarsiisaa ❤

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 месяца назад +3

    Wcs walshey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh ❤ Amin amiin amiin yaa raabi ❤❤❤❤

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 2 месяца назад +4

    Salaan ka dib walaalo Ha Gelin Card-kaaga meelahaasi,Somalidu Qaarkood,xitaa kuwa carabta ee Dukaamada haysta waxay Rabaan in ay Dhaqso Taajiraan,Dukaamada mar kastaba waxaan ku Aragnaa wax sanado ha hor dhacay oo la gadayo,hadaad u sheegto waa
    Laguu Xanaaqaa,Haddii la sheego Ganaax aa ku dhacayo,Ummadda ilaahay Xaqa ha garansiiyo

  • @fathaomar3446
    @fathaomar3446 2 месяца назад +1

    Love you ina adeer❤

  • @hamdaaden2246
    @hamdaaden2246 2 месяца назад

    😂😂😂😂 waa qoslay wlhi daahayada wada silsiladaha iyo biriq biriqa 😂😂😂

  • @Tressamaxamedcali
    @Tressamaxamedcali 2 месяца назад +2

    Soomalida.😢waxay jecelyihiin qaaliga alena kama baqaan washayadiin wallllah alow cadow hano jabin salan gobeed ❤❤❤caliya❤❤❤

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 2 месяца назад +1

    Baggaad xaqaaga usoo dhacsatay! FARIID🫡✌️💞👍💯🥰🌹💖🥰👌🎉💯💓

  • @aayahacali5788
    @aayahacali5788 2 месяца назад +1

    Caaliyoy naftay noo keeneen way nafurtaan qaali weeye skin care Somalia

  • @AbdiAsmma
    @AbdiAsmma 2 месяца назад

    Warunta wlh 🥰

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 2 месяца назад +1

    Wcs wr wb habo qaali maasha allaah allaha ku xafido

  • @sucdiarif9878
    @sucdiarif9878 2 месяца назад +1

    Kkkkk runtaa xaliimoyinka kagada qashinka aad keentaan 😂😂😂😂❤🇬🇧

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 2 месяца назад +3

    Caaliya waa runtaa siimaalida waan layaabay wax xun baay gadaan meel xun oo uraysa baay dagayaan walaahi waan la yaabaa dadkeena iyaga isdila

  • @OlfadBaashi
    @OlfadBaashi 2 месяца назад

    Caaliyo qurux waan kusalaamay❤

  • @rahmohassan1192
    @rahmohassan1192 2 месяца назад +2

    Run sheeg lama jecla 🎉🎉❤❤

  • @dahirawke9268
    @dahirawke9268 2 месяца назад

    Caaliya u are so cute mansha Allah ❤

  • @A-c5x
    @A-c5x 2 месяца назад

    Ani xataa boorso sawiro ah iyo cajaalado heesa ah❤❤❤❤❤

  • @Aymo72
    @Aymo72 2 месяца назад +1

    Aniga sidey ilatahy courses aat gadaty amey bil bil eheet inaad ugadatit inaat safiican uwareysato aalarabi intaat ugu xadgudbin yaahuu

  • @citybern1493
    @citybern1493 2 месяца назад +7

    As cal war ❤

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 2 месяца назад

    Waa qalad in lacag aadan raali ka ahayn in lagaa jarto meesha somaliya oo tel hadey lacag ku dhacdo qalada isla markiba laga shubanaya maha.

  • @KaKa_641
    @KaKa_641 2 месяца назад

    🫣🤣😂🤣 I love Caaliya Walaahi Waa karbaash xalaal ah.

  • @rukiamohamed6699
    @rukiamohamed6699 2 месяца назад

    Waa. Dabeecada somalida marka wax ka rabaan way ku suuxinayaa qaarkood marka aad rabto no answer

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 2 месяца назад +2

    Xuseen waa wiilka RUclipsrs Soomaaliyeed ugu macquulsan
    Wuu khaldami karaa 😅

  • @CR7-r3l6p
    @CR7-r3l6p 2 месяца назад

    Good job sas aya laga raba yanan aqli lagu dhicin true

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 2 месяца назад +1

    Nin iyo naag toona waligey wax kama iibsado ma karem digsi lagu qoosjayo caag $1 joogo lagu soo guraa jirkeyga lexejeclo weyn ayaan u hayaa

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 месяца назад

    Masha Allah sister caaliyo ❤

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 2 месяца назад

    Walaalay dadka gaalo ha ugu yeerin christian ama wadamadooda ugu yeer
    Sida
    English
    France
    Germany
    USA

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 месяца назад

    Mashalla Allah waa saxa runta ilahay Ayaa kugu jecel 👍

  • @queenfaa8698
    @queenfaa8698 2 месяца назад

    Alla caliyooy anaa la igu dhacay 200£ cream ah oo an hal mar marsaday finan iga soo saaray kadib an ila xiliga wey iyalaN ciil

  • @IsmailA-b2g
    @IsmailA-b2g 2 месяца назад +2

    Walahi mid baan arkay uk 120£ bay igu tiri waxay soo qasqastay

  • @Happy204q
    @Happy204q 2 месяца назад

    Aniga hada ka hor mid àan course ka gatay bilwalbo ow lacagta iga goosa jiray aakhirkii bank àan iska bedelay

  • @hodanabdullahi9630
    @hodanabdullahi9630 2 месяца назад

    Maansh Allah

  • @saynabsaafi3942
    @saynabsaafi3942 2 месяца назад

    Waa sax abayo adigu waa necebaya kuusha iyo dahyada

  • @magoolomar1424
    @magoolomar1424 2 месяца назад

    Subxaana'allah walaahi waa yab, yaala aaminaaya

  • @hafsaomar2364
    @hafsaomar2364 2 месяца назад

    Walhi mamo waa saxantahy somalina wad aragty ganacdigoda uuna hal naxaris ah ku jirin ninkoda iyo naagtodaba waxey raba iney xerada salkeda kula garan qofka kaliya ee runta ka hdli karto inatahy wan kugu dhirigelinays

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 2 месяца назад +1

    Wallahi Waad iga qoslisay. Daaha kuulaha leh ee uniformka ah waad ila aragtay 🤣😂🤣😂🤣

  • @rahmohassan1192
    @rahmohassan1192 2 месяца назад

    Wale Run sheeg watana nagculus 😂😂😂🎉❤

  • @nooranoor7774
    @nooranoor7774 2 месяца назад +3

    Salaam Caliya, waxaad dalban karteey kaadh cusub oo aad tirtiri kartaa kii hore.

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 месяца назад +2

      Waaba sharci mar haddii lacagtaada laguu soo celiyo waa la Cancel gareynayaa welina wey la baxayaan Waa System Scamp ah 😢

    • @nooranoor7774
      @nooranoor7774 2 месяца назад +1

      @Caaliyasharif waleh waa yaab

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 2 месяца назад +1

      Somali waxabo lagama iibsado wax tayaleh mahayan wax caafimadka ufiicana magadaan
      Xalal beena iyo badeeco beena bay meelwalbe lafadhiyaan dadkaasi wax un iskuwada mida oo bilaatayah

    • @ummyusufsadiiq7828
      @ummyusufsadiiq7828 2 месяца назад +2

      Absolutely 💯 you’re right. Anytime there’s a new business and I want to support my people I’m discouraged because of the low quality and high prices. I’m willing to pay for quality why not bring quality products and services.

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 месяца назад

    wa Runta Abaayo ❤

  • @adoreNura
    @adoreNura 2 месяца назад

    Wallahi he did the same thing to my sister.

  • @zuzuzuzu5106
    @zuzuzuzu5106 2 месяца назад

    Lkn online ka hadaa course subscription ka samayso waa inaad inactive dhahda suusan mar kale kaga goosan maaha wax qofku shaqo ku leeyahay waa system ka marka xiligi gaartu goosanaya iyadoo cidi u dirsan

    • @faadumoabdinasirabdinasir1369
      @faadumoabdinasirabdinasir1369 2 месяца назад

      Subscription iima ahayn bay tiri maxaa Soo celcelin Kara

    • @zuzuzuzu5106
      @zuzuzuzu5106 2 месяца назад

      Waa subscription ka oo automatic u goosanaya lacagta Cidkale awood umalaha in accountkaga lacag iskala baxo

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 2 месяца назад

    Masha wan kaa helaa beentana ma taqqanid

  • @queenabdi4319
    @queenabdi4319 2 месяца назад +1

    Wuxuu isdhahay waa islaan waxba ma fahmayso ee ka guro lacagta sanadwalbo😳

  • @ayaannur994
    @ayaannur994 2 месяца назад +1

    asc ceel jaale isoo xasuusiy dadkayga tahay

  • @_Khaalid
    @_Khaalid 2 месяца назад

    Inaabti naturist jah ❤❤ adoo dhoocil ah 😂😂😂

  • @abdidiirye
    @abdidiirye 2 месяца назад

    WALAASHEEN CAALIYA SIFIICAN BAAY U GARDHIGATAY,@HOSOWPRO HADII KASOOJAWAABIN- WAXAAY KADHIGAN TAHAY WAX AAY CAALIYA NOOSHEEGTAY IN AAY SAX TAHAY.MR PRO WAA IN AAD TIMAADO MAXKAMADA CAALIYA HADII AAD QALAD KAGASHAYNA AAD RAALIGALIN SIISID,HADII ADAN GALINA AAD ISKA DUFAAC-DID.

  • @asalsomali7745
    @asalsomali7745 2 месяца назад

    Wlaley wax laga yaba ina bill ka dhigatay. Coz wiilkas wa wiil ad ufican, afgaban misne maskin eh.ama website ka virus laha

  • @khadromaxamuud3126
    @khadromaxamuud3126 2 месяца назад +3

    Yarkaas qof fiican buu u egyahay waxaa macquul ah in uu qalad dhacay

    • @MUNA-e2f
      @MUNA-e2f 2 месяца назад

      Markuu lacagta rabay Email ka wuu ka soo jawaabayey muxuu hada ugu soo jawaabi waayey?

    • @khadromaxamuud3126
      @khadromaxamuud3126 2 месяца назад +1

      @MUNA-e2f aniga xitaa sababtaas inaan ogaado waa rabaa hadda Email ayaan u diri rabaa 🤣

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy 2 месяца назад +1

      Asc waa sax wax aan husband hubsiimo halbaalasiista wiilka iyo gabadha iney labaduba saxan yahiin ayaa u malleeynaa save garees amoow drhacay

    • @khadromaxamuud3126
      @khadromaxamuud3126 2 месяца назад

      @@Kheerto-un5cy meel uun baa qalad ka jiraa aan u sugno

  • @HanasuleymanUmuakram
    @HanasuleymanUmuakram 2 месяца назад

    Aduunkaan aaminaad maleh😮😮😮😮😮

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 2 месяца назад

    Wlahay waa sad shegtay wilka waa wil aan u aqan qof masul ah oo aan iraah yaa sas ka wada dhiga dhalin yartena. Lkn arinkan haday ba dhacday waa arin aad u yab badan wlahay Wll inshalalh waxan rajen inay qeer Ku dhamato saguna rali galin ka bixiyo wixi jirana uu soo sharaxo yaab

  • @faaiidnuur1
    @faaiidnuur1 2 месяца назад

    Aliya hadda kahor baa saliid madax $110 dolar kabixiyaay Timahay bixisaa baalayiri waalay xayaysiiyay kadibna olive oil caadiya Wallaahi waxba madhaamin waxba kama faaiidin maga ceeda inaan sheego macna ima samynayso

  • @whome4851
    @whome4851 2 месяца назад

    Wallahi waa runtaa

  • @sahraabdi8364
    @sahraabdi8364 2 месяца назад +2

    Asc ana kubixinaya magca you nik name is ciirta jugle 😂

  • @basrahassan5116
    @basrahassan5116 2 месяца назад

    Bangiyadiina ba sikale ah anaga markaysaan dhacdo America karka way bedelan qofkaa ama company gaana dib wax kaalama bixi karo lacagtana way kuu soo celinayaan

  • @Happy-go-l
    @Happy-go-l 2 месяца назад

    Well done caliya I am glad in aad ka daba tagtay I don’t like dadka advantage ka qaataaa?

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 месяца назад

    Subxaaana Allah😢😢😢

  • @bibi9800
    @bibi9800 2 месяца назад

    Once u used you can lock 🔐 your card

  • @rukiamohamed6699
    @rukiamohamed6699 2 месяца назад

    Ilhay ha hanuuniyo dadka somaliya

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 месяца назад +1

    Wiilkaas koley qof muxtarimiin ah buu egyahay wa baa khaldan

  • @Stitch-s9
    @Stitch-s9 2 месяца назад

    Asc waa iga tallo ee walaal qoorta bal noo qari

  • @amalahmed260
    @amalahmed260 2 месяца назад +1

    wuxu ku malenayey ina waxba ogaan karin, tan kale somalinimo iyo waxaas mahane cidna ha xeerin somalidan waa tuugo hana aaminin waxagana pank gaga ha iska galin qof dame qof walbana ha aaminin haduu caan yahay iyo hadii kaleba,
    nagaha wax qas qasa kuwa dharka gada kuli waa tuugo wax fake ah ayey gadan hadana waa dhiig miirato wlhi cadow waaye.

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 2 месяца назад

    Somali iska iloow reer bari baatahay where you coming from

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 2 месяца назад

    Ani labadiinaba waa ila qaldan tihiin.
    Abaayo qof wax baratay inaa tahaaba sheegtee maxaa cardkaas u cancel gareen waysay oo card cusub u dalban waysay kadib marki aad qaladki koowaad aragtay?
    Asagana muxuu emailkaagi u horeeyay uga soo jawaabi waayay oo kaaga qancin waayay ama kaaga raali galin waayay.

    • @amiira164
      @amiira164 2 месяца назад

      Maxa qof qalad lacag kaka gosanaya malin walba dartissa maa card kada ubadalee… qofka business ka kujira asaga inee wixisa cadadan waye… badinana qaladka eegalan aa waxe tahay inee subscription kadhigan waxoda eena mesha ku cadeen aa hadhow kawar hesho iyado lacag laka kostay…

  • @abdihakimdeeq7132
    @abdihakimdeeq7132 2 месяца назад

    Maaandhey adiga ayaaa ka dhigay sidaaaaaas

  • @Nima.Mahmoud
    @Nima.Mahmoud 2 месяца назад

    1:41 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤👏🏽👏🏽

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed4566 2 месяца назад

    Asc baayo wn ku salamy,Aniga hada ka hor wx igu dhacdy Saudi Arabia 2017kii ayan dagana Siiram ayan wxn ka dalbady gabadha DEEQA LUUL SHOW la yira ee engiriska dagan 40$ ayu aha wlhi mrkan isticmaly xasaasiyd ayan yeeshy

  • @meyranrooble3049
    @meyranrooble3049 2 месяца назад

    Wiilkan dadka ugu fiican inta isticmasha baraha bulsahada buu ku jire intaa ka aqaano lkn inuu fariintada inuu ka jawaabo bey aheed hadana waa u cudur daareyna

  • @redroses4071
    @redroses4071 2 месяца назад +1

    guriga dhan wada silsilado😂😂😂😂ala calya hadal ma dhibo

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 2 месяца назад

    Hoosowpro waa wiil aad u degen oo macquul ah,ee sidegan ku dhameysta walaal.

  • @Fatuush-vv7pt
    @Fatuush-vv7pt 2 месяца назад

    Lkn password male miya accounts kaga wll ma open ba😂

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 2 месяца назад

    So iskam adan xiriin card see buu ula bixi kara 😊

  • @lailaahmed6524
    @lailaahmed6524 2 месяца назад

    This is why I no longer support them anymore it’s a ripoff Walahi 🤦🏽‍♀️🤦🏽‍♀️. They bring something for less than £50 and charge you double the price😏.

  • @mussaali5239
    @mussaali5239 2 месяца назад

    👍 👌

  • @Bilicsan-gp6yt
    @Bilicsan-gp6yt 2 месяца назад

    Alla beer waa igaqoslisey daahyo tusbax kalusho waa runteed intaa meel xunbay taagan yihiin ingiriiska meelaha ugu liita bay deganyihiin

  • @CabdalaAxmed144
    @CabdalaAxmed144 2 месяца назад

    Korsada editing ka free baba lagu helaa nooc kastoo rabtit ee scml 100$ walacag badan

  • @starxMm2
    @starxMm2 2 месяца назад

    This is insane , he might doesn't have any control of his management, he need to get control of his stuff and tell anybody who get involved ##Sorry #

  • @rukiamohamed6699
    @rukiamohamed6699 2 месяца назад

    👌👌👌😍😍

  • @Xigma_
    @Xigma_ 2 месяца назад

    Wa tugo bisinka bisinka bank statement dad an firin baba jira online account hada lede wad lasocon karta somalidi bartay malaha inu xado subhanalah

  • @foos4126
    @foos4126 2 месяца назад

    somalida waa nacay wax kaniibsashadooda hadii wixii ku anfici waayaan iga celi ma ogolo ayagoo yurub joogo lacagtii makaa qateen weji kama loho

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 2 месяца назад

    Kkkkk wada birbiriq kuulo 😅